Wasiirad Sumcad daro u keentay dalkeeda oo xilka laga qaaday kadibna la xiray !!

Wasiirka Ganacsiga, Gaadiidka, Warshadaha iyo Dalxiiska ee Burundi, ImmaculĂ©e Ndabaneze, ayaa shaqada laga eryay kadibna xabsi la dhigay kadib markii lagu eedeeyay in sumcad daro u horseeday dalkeeda. ImmaculĂ©e Ndabaneze, ayaa lagu eedeeyay in dhaqaalaha dalka Brundi halis weyn galisay una horseeday dalkeeda sumcad daro, waxaa sidoo kale wasiiradan lagu eedeeyay in ay sameesay musuq … Continue reading Wasiirad Sumcad daro u keentay dalkeeda oo xilka laga qaaday kadibna la xiray !!